Skip to main content

Other languages

Engelska

It’s time for a change.

It’s time to make life more affordable – more enjoyable

After years of tax cuts for the wealthiest,
rising prices for food, electricity and rent,
and a right-wing government that blames everything on you,
it’s easy to feel let down.

But there is a party that stands on your side.

We want to freeze rents and build more affordable rental housing.
Reduce class sizes and hire more staff in preschools and schools.
We want to lower the cost of public transport.
And reduce working hours without cutting pay.

In our Gothenburg, you should have the time and the money to enjoy your life.

Vote for the Left Party. We’re on your side.

Arabiska

الآن جاء دورك لتعيش حياة أفضل.
بعد سنوات من تخفيضات الضرائب للأثرياء،
وارتفاع أسعار الغذاء والكهرباء والإيجارات،
وحكومة يمينية تُحمّلك مسؤولية كلشيء،
من السهل أن تشعر بأنك خُذلت.
لكن هناك حزب يقف إلى جانبك.
نريد تجميد الإيجارات وبناء المزيد من المساكن الإيجارية بأسعار معقولة.
وتقليل عدد الأطفال في المجموعات وزيادة عدد الموظفين في رياض الأطفال والمدارس.
وخفض تكلفة النقل العام (أو: الحافلات والترام)
وتقليل ساعات العمل مع الحفاظ على الراتب كاملاً.
في غوتنبرغ التي نريدها، يجب أن يكون لديك المال والوقت لتعيش حياة كريمة.
صوّت لحزب اليسار.
نحن نقف إلى جانبك.

Somaliska

Waxaanu gaarnay waqtigii isbedel dhici lahayd oo adiga xaaladdaadu fiicnaan lahayd.

Sanadooyinka la soo dhaafay waxa canshuuraha loo dhimay dadka ugu taajirsan, iyada oo lagu jiro waqti ay qiimaha cuntada, korontada iyo kirada kor u kacday. Dowlada midigta ah wax walba adigu ayeey kugu eedaysa, taasi waxay sababeeysaa in qofku uu dareemo in la dayacay.

Laakiin waxaa jira xisbi adiga ku garab taagan.

Waxaan rabnaa inaan hakino kirada guryaha iyo in aan dhisno guryo badan oo kiradiisa jaban yahay. Waxaan rabnaa inaan yareeyno tirada caruurta ee kooxaha xannaanada iyo dugsiyada, isla markaana aan shaqaaleysiino shaqaale badan. Waxaan rabnaa inaan hoos u dhigno qiimaha basaska iyo  tareemyada iyo inaan soo gaabino saacadaha la shaqeeyo iyadoo mushaharka aan la dhimayn.

Göteborg-ka aan rabno, waa magaalo aad ku heli karto dhaqaale iyo waqti aad ku noolaato nolol wanaagsan.

U codee Vänsterpartiet. Waxaan taagan nahay dhinacaaga.